Kusoo Dhawaaw Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta

09 Feb

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed Lafta gareen Ayaa maanta Booqadey Wasaarada Boostada Isgaarsiinta iyo Tiknolajiyada Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed waxaana wasaarada ku soo dhoweyey Wasiirka wasaarada boostada mudane maxamed nuur sheikh cade Agaasimaha Guud ee Wasaarada Boostada isgaarsinta iyo Teknoolajiyada Ore Osmaan iyo Qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaarada Boostada isgaarsinta iyo Teknoolajiyada Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya.