Kusoo Dhawaaw Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada

Wasiirka wazaarada Boostada,isgaarsiinta iyo teknolajiyada maamulka koonfur galbed ayaa kulan laqaatay

18 Jun

Wasiirka wazaarada Boostada,isgaarsiinta iyo teknolajiyada maamulka koonfur galbed ayaa kulan laqaatay

Wasiirka wazaarada Boostada,isgaarsiinta iyo teknolajiyada maamulka koonfur galbed ayaa kulan laqaatay masuuliyinta shirkadaha Hormuud iyo Somtel ee baydhabo.
Waziirka ayaa kala hadlay madaxda shirkadaha in ay maamulka lashaqeeyaan wazaarada iyo in ay ka qayb qaatan shirka wasaradaha bostada iyo isgarsiinta maamulada iyo dowlada dhexe